Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tartanka Kubadda Cagta Iskulada Degmada Kismaayo iyo Deganada hoostaga ayaa si habsamileh uga socda Garoonka Ciyaraha Waamo Istadiyow ee Magaalada Kismaayo.
Kaaliyaha xoghaya xiriirka kubada cagta ee Dowlad Goboleedka jubbaland ayaa faah-faahin kabixiyay habsami u socodka tartanka Kubadda Cagta ee iskulada Degmada Kismaayo iyo Deeganada hoostaga.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa