Xiriirka Kubadda cagta Jowhar oo codsaday in la dhiso garoomada kubadda cagta Caasimadda Hirshabelle.

0
15
default

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta Jowhar C/laahi Xuseen Sheekh (Zey) ayaa codsi ku aadan dhismaha garoomada kubadda cagta ee Shongole iyo Xasey Kumaari u gudbiyay madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe)

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa