Xiriirka Kubada Cagta Hirshabelle oo Sheegay inay qaban doonan Tartan Kubada Cagta Bisha Ramadaan.

0
109

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Cagta Hirshabelle aya Sheegay in Tartan Kubada Cagta Bisha Ramadaan lagu qaban doono Degmooyinka Hirshabelle iyadoona ay ka qeybgeli doonaan Cayaaryahano kunool guud ahaan deegaanada iyo Degmoooyinka Hirshabelle.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya