Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Abdijalil Noor Ahmed Gudoomiyaha Xiriirka kubada cagta Dhuusamareeb oo wareysi siiyey Radio Daar-Dheer ayaa sheegay in bisha ramadaan kadib qorsheynayaan qabashada tartanka kooxaha heerka 2aad ee casimada waxase uu wasaarada Ciyaaraha Galmudug maamulka caasimada iyo Ganacsatada Dhuusamareeb ka codsaday in ay katageraan qabashada tartamada kubada cagta.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa