Xirfadleyda dhisi jiray Guryaha carishaanta ah oo sheegay in shaqadoodi saameyn ku yeelatay Dhismayaasha sida casriga ah loo dhiso.

0
264

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhismayaasha loo dhisaayo qaabka casriga ah ee Magaalada Dhoobley ayaa meesha ka saaray dad badan oo xirfadley ahaa kuwaasi oo inta badan dhisi jiray Guryaha carishaanta ah. Hadaba qaar kamid ah Xirfadleyda dhisi jiray Guryaha carishaanta ah ayaa sheegay in shaqadoodi saameyn ku yeelatay Dhismayaasha sida casriga ah loo dhiso

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa