Xirfada Timada Jarida oo Shaqo abuur u noqotay Dhalinyaro badan oo ku nool Dhoobley

0
36

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradan oo ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose islamarkaana bartay xirfadda farsamada gacanta gaar ahaan tima jarista ayaa shaqadaasi ka maareeya noloshooda iyo mida qoyskooda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya