Xirfada dharkarinta oo Shaqo abuur unoqday Haweenka Jowhar.

0
88

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tan iyo burburkii Dowladdii dhexe Haweenka Soomaaliyeed waxeey dhabarka u xirteen korinta Carruurta iyo barshhada xirfado kala duwan oo ay ku shaqeeystaan, kana soo saaraan  Nolol-Maalmeedka qoysaskooda.

Qaar kamid ah haweenka ku nool magaalada jowhar eek u shaqeesta Xirfada dharkarinta ayaa kawarbixiyay sida ay shaqadan reerkooda uga maareeyaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya