Xirashada astaamaha calaamada ee gacanta lagu xirto oo isticmaalkeedu batay

0
359

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada dhoobley ayaa waxaa ku soo badanaya goobaha lagu iibiyo jijimaha kuwaasi oo ka sameysan kuul, xarko iyo kuwa lagu nashqadeeyey calaamo dhalintuna ay aad u isticmaasho.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa.