Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa laga daah furay madaraso lagu baran doono qur’aanka kariimka ah taasoo kharashka lagu dhisay ay bixisay Xildhibaan Luul Ibrahim Cumar oo kamida xildhibaanada barlamaanka federaalka ee laga soo doortay dowlad goboleedka koonfur galbeed.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya