Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jamuuriyada Federalka Soomaaliya oo gaaray Degmada Luuq ee Gobalka Gedo ayaa waxaa halkaasi si diran ugu soo dhaweeyay Ururada Bulshada Rayidka Saraakiisha Ciidamada iyo Sido kale Maamulka Degmada Luuq.
ujeedka wafdigan ah sidii ay Qeyb uga noqon lahaayeen wafdiga Nabadeynta u joogay Degmada Luuq ee Gobalka Gedo kaa oo uu hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenku kowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aaden.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya