Xiddigaha Dhaliyay Wax Ka Badan Hal Gool Final Champions League.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In uu ciyaartoygu dhaliyo gool final champions league waa riyada xiddig kasta oo kubada cagta ah.

Laakiin waxa jira xiddigo badan oo dhaliyay wax ka badan hal gool final champions league.

Xiddigaha Gareth BaleH, Hernán Crespo,  Filippo Inzaghi, Daniele Massaro, Diego Milito ayaa ka mid ah xiddiga dhaliyay wax ka badan hal gool final champions league.

Halkan kaga bogo xiddigaha dhaliyay wax ka badan hal gool final champions league.

2 Gareth Bale (Real Madrid 3-1 Liverpool, 26/05/2018)

2 Hernán Crespo (AC Milan 3-3aet Liverpool, Liverpool win 3-2 on pens, 25/05/2005)

2 Filippo Inzaghi (AC Milan 2-1 Liverpool, 23/05/2007)

2 Daniele Massaro (AC Milan 4-0 Barcelona, 18/05/1994)

2 Diego Milito (Bayern 0-2 Inter, 22/05/2010)

2 Karl-Heinz Riedle (Dortmund 3-1 Juventus, 28/05/1997)

2 Cristiano Ronaldo (Juventus 1-4 Real Madrid, 03/06/2017)