XFS oo soo bandhigtay mashruuc lagu dhisayo xaafadaha isku raranka ah ee Dalka

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Howlaha Guud ee XFS ayaa soo bandhigtay mashruuc lagu dhisayo xaafadaha isku raranka ah ee ku yaala Dalka.

Mashruucan oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Howlaha Guud Gaar ahaan Mashruuca Nagaad iyo Baniga aduunka ayaa ujeedkiisu ahaa kulama lala yeelanayay Hay’adaha Caalamiga ah Qaar kamid ah Hay’adaha Dowlada Federalka Soomaaliya iyo sido kale Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleeedyada Dalka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya