XFS oo Sheegtay in Dalka laga hirgalindoono Sheybaarka Baaritaanka beeraha.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la hirgelin doono sheybaar casri ah oo loogu talagalay baaritaanka beeraha, si kor loogu qaado tayada wax-soo-saarka iyo horumarinta cilmibaarista dhanka beeraha dalka.

Sheybaarkan ayaa noqon doona mid lagu baaro tayada dhirta, abuurka, ciidda iyo biyo-waraabka, taasoo gacan ka geysan doonta hagaajinta qorsheyaasha beeraleyda iyo sare u qaadista wax-soo-saarka gudaha.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya