Xeer Ilaaliyaha Jubbaland oo ka warbixiyay Ahmiyada ay leedahay dhowrista Sharciga

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xeer-ilaaliyaha guud ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay ahmiyada ay leedahay ilaalinta sharciga taas oo qeyb weyn ka qaadaneysa sare u qaadista cadaalada iyo Asuluubta Ciidanka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa