Xeer Ilaaliyaha guud ee Jubbaland oo kormeeray xabsiyada Magaalada Kismaayo.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xeer ilaaliyaha guud ee Dowlada Jubbaland oo ay weheliyaan xeer ilaaliye ku-xigeenka Boliska qeybta Gobolka Jubbada Hoose, Taaliyaha waaxda dambi baarista iyo saraakiil kale ayaa kormeeray xabsiga dhexe ee Degmada Kismaayo, Saldhiga dhexe iyo xaruunta Taliska Boliska qeybta Gobolka Jubbada Hoose.

Kormeerka ka dib waxaa Warbaahinta lahadlay taliye ku-xigeenka taliska qeybta Gobolka Jubbada Hoose kaas oo sheegay inay ku faraxsan yihiin kormeerkan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya