Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo ayaa waxaa ku soo badanaya maalmahan isticmaalka maan-dooriyaha taas oo bulshada iyo mustaqabalka dhalinyarada ay waxyeeleen karta, Xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland Maxamed Sheekh Cusmaan oo lahadlay warbaahinta ayaa ka warramay Waxyabaha Maandooriya ah oo Kusoo badanaya
Degmada Kismaayo.
Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa warbixintan ku eegaya