Xaruunta latalinta Haweenka Dhibaatoyinka loo geeysto oo laga xarig jaray Beydhabo.

0
140

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaaka Dowlad Goboleedka KGS Marwo Fahiima Cusmaan Cumar oo ay wa heliyaan Wasiirka Wasaaradda Cadaalada, Guddomiyaha ururka Haweenka Gobolka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka KGS ayaa si wada jir ah xadhiga uga jiray xarunta la talinta Haweenka Dhibaatoyinka loo geeysto taaso laga hirgaliyay Magaalada Beydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya