Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne ku-xigeenka Soomaaliland ayaa xadhiga ka jaray xarunta daaweynta Cudurada Maanka iyo cudurada guud ee KOOREEYE CLINIC oo laga hirgaliyay Magaalada Hargeysa.
Dhaqtar jaamac Cilmi Yuusuf oo ah aas aasaha Xarunta daaweynta Dhimirka ayaa faafaahiyey waxa ay qabato xaruntaani.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa