Xaruun Bixisa Adeegyada Dalxiiska Oo Laga Dah-furey Magaalada Baydhabo.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sahmis Iyo Awaaji oo ah laba shirkadood oo laga xarig jaray Magaalada Beydhabo ayaa waxaa ay qaban doonaan Adeegyadda Dalxiiska , Daabulista , Kala gadista guryaha iyo Gaadiidka noocyadiisa kala duwan.

Masuuliyiin hore iyo qeybaha kala duwan ee Bulashada ayaa ka qeybgaley furitaanka Xaruntaan oo ah tii ugu horeysey ee nooceeda ah oo laga furo Baydhabo waxaan afurtey Dhalinyarada Deegaanka oo la yimid fikirkaan ka dibna maalgashtey.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay