Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee maamulka Soomaliland ayaa Deegaanka Carro Madow ee Degmada Farawayne ka dhagax-dhigay qaybo cusub oo lagu soo Kordhinayo Xarunta Caafimaadka deegaankaasi.
Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxa goob joog ahaa mas,uuliyiin ka socday wasaarada Caafimaadka maamulka Soomaliland , Maamulka deegaanka Caro Madoow , iyo qaybaha kale ee bulshada deegaanka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa