Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa xariga ka jartay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta qaybta Gobolka Bari oo dib u dhis balaaran lagu sameeyay.
waxaa ka qayb galay Munaasabadda xarig jarka Xarunta Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Puntland Maxamed Ciise Cusmaan iyo maamulka Degmada Bosaaso.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa