WARARKA Xarunta tababarrada Macalimiinta Deegaannada KG oo la dhag dhigay. By admin - July 6, 2025 0 52 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Dhagax-Dhigay xarunta Tababarrada macalimiinta Deegaannada Maamulkaas oo laga Dhisayo Magaalada Baydhabo. Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/07/warka-khadar-madaxwaynaha-KGS-oo-dhagaxdhiga-duqgsi-loogu-talagay-in-ku-tababa-bartaan-macaliminta.mp3