Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdulaahi ismaacil Saylici ayaa Xadhiga Ka Jaray xaruunta Dhismaha Kuliyada Tababarka Macalimiinta oo laga hirgeliyay Magaalada Hargiesa ee Caasimada Maamulka Somaliland.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinya