Xarunta Tababarada Wasaaradda Bay’adda Dowlada KG Oo Xariga laga jaray.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Xaruunta Tababarada ee Wasaaradda Bay’adda Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ee Beerta Abuukar iyo aqalka cagaaran ayaa Xariga laga jaray, taas oo lagu tababaraayey dadka soo barakacey iyo dadka deegaanka.

Wasiirka Wasaaradda Bay’adda iyo Isbedelka Cimilada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Dini Abdinur Mohamed oo ay wehliyaan Wasiiro iyo Lataliyaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Prof Haayow ayaa xariga ka jarey Xaruunta.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa