Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee xarunta keydka Daawada ee Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose Xamar oo ay fulintiisa iska kaashan doonan Maamulka Gobolka Banaadir iyo hey’adda Qatar Jaarati, waxaana dhagax dhigan goob joog ka ahaa Gudoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir.
Aggaasimaha waaxda Caafimaadka ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Mudane Cabdiraxmaan Axmed Maxamud oo dhagax dhiga mashruucan ka mahadceliyay ayaa sheegay in baahi weyn loo qabay hirgalinta dhismaha keydka Daawada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya