Xarunta kaydka iyo farsamaynta daaqa xoolaha oo laga dahfuray Dhuusamreeb.

0
34

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka Xannaanada Xoolaha XFS iyo Wasiirka Wasaradda Xannaanada Xoolaha Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka furey xarunta cusub ee kaydinta iyo farsamaynta daaqa xoolaha Deeganadda galmudug.

Waxaana Munaasabadda daah-furka xanunta goob joog ahaa Maamulka Magaalada Dhuusamareeb, masuuliyiin ka socday Wasaraddaha Xanaanadda xoolaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka galmudug iyo marti sharaf kale.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya