Xarunta Jamacad cusub oo laga dhagax-dhigay Magaalada Gaalkacyo.

0
9

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ka dhagax dhigay dhismaha xarunta Jaamacadda Imaamu Shaafici qeybteeda Mudug,

Dhagax-dhigga xaruntan waxaa ka qeybgalay maamulka degmada Gaalkacyo, maamulka jamacadda iyo masuuliyiin kale.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa