Xarunta Hormarinta Dhalinyarada Baydhabo Oo Xariga Laga Jarey.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaruunta Cusub ee Dhallinyaradda ayaa waxay ka kooban tahay Xafiisyo, Hoolalka Shirarka ,Maktabad iyo Garoon kubadda cagta lagu ciyaaro waxaana Maalgelisey Hay’ada UN HAPITAD

Munsaabad lagu Xarig Jarayay xaruntaasi ayaa waxaa goobjoog ahaa Kusimaha Madaxweynaha KGS ahna Guddoome kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka KGS Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Gobolka Baay , Madax ka socotey Hay’ada UN HAPITED iyo Marti-sharaf kale.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa