Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilli roob aad uweyn uu uga da`ay Magaalada Dhoobley waxaa aad looga baqayaa iney dilaacaan xanuuno ay kamid yihiin shuban biyoodka iyo xanuuno kale, Xanuunka shuban biyood ayaa ah xanuun aad ugu jilicsan caruurta.
Maamulka xarunta Hooyada iyo dhalaanka Bosniya ee Degmada Dhoobley ayaa sheegay in xarunta la soo gaarsiiyay caruur uu soo riday shuban biyood xili dhawaan ay bilowdeen rababkii gu’ga.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya