Xarunta hooyada iyo dhalaanka Deegaanka Idhanka ee Gabiley oo xariga laga jaray.

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomliland oo uu wehliyo Maamulka Magaalada Gabiley ayaa xariga ka jaray dhismaha iyo dib uhabeyn lagu sameeyay xarunta Hooyada iyo Dhalaanka ee Deegaanka Idhanka ee hoostaga Magaalada Gabiley.

Xaruntan ayaa waxaa si iskaa wax uqabso ah ku dhisay bulshada Deegaanka oo gacan kahelaya Maamulka Gabiley.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa