Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-degga ah ee Isbitaalka De Martino, oo loo dhisay, loona qalabeeyey qaab casri ah.
Agaasimaha Guud ee Isbitaal Martiini Dr Cabdirisaaq Yuusuf Axmed Jalaalu diin ayaa ugu horeyn Sharaxay Muhiimada Xaruntan iyo Shaqooyinka ay qaban doonto.
Guddoomiyaha Gudiga arimaha bulshada ee Golaha Aqalka Sare professor Cusmaan Maxamuud Dufle ayaa Guul ku tilmaamay Daahfurka Xaruntan oo qeyb ka ah Guulaha Caafimaad ee uu Dalku gaadhay.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya