Xarunta bixinta Sharciga iyo kaarka aqoonsiga kalluumaysatada Jubbaland oo la Dah-furey.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaruntan ayaa ka shaqeyn doonta bixinta Sharciga iyo kaarka aqoonsiga kaluumaysatada ee Deegaannada Jubbaland kaas oo ay hirgelisay Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga Dowladda Jubbaland,si loo helo Xarun bixisa Sharciga ay ku shaqeynayaan taasoo kor u qaadeysa Amniga iyo Nidaamka Kalluumeysatada.

Munaasabada Dah-furka Barnaamijka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga Dowladda Jubbaland, Wasiiro kale Maamulka Degmada Kismaayo iyo Gudiga Iskaashatada Kalluumeysatada Jubaland.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa