Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir ayaa xarunta agoonta ee Boondheere ku wareejisay agab loogu talagalay in lagu ciidsiiyo Caruurta.
waxaa in ka badan boqol Arday oo kujira xarunta agoonta boondheere lagu warejiyay dharkii ay ku ciidi lahaayeen maalinta ciida.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa