Xarun oo lagu daryeeli doono dadka qaba Cudurka Ilowshaha oo laga dhagax dhigay Muqdisho.

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ayaa laga dhagax dhigay qeyb cusub oo lagu soo kordhinayo Isbitaalka Dhimirka ee Dr Xabeeb taasi oo loogu tala galay in lagu daryeelo dadka qaba Cudurka Ilowshaha.

Dhagax-dhiga qeybtan cusub ayaa waxaa kaalin ka qaadanaya Haween Soomaaliyeed oo ku nool dalka dibadiisa.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya