Xarun loogu talagalay in lagu daryeelo Hooyada iyo dhalaanka oo laga hirgeliyay Baladweyne

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Deeqow Heefoow Ibraahim iyo Dr Bishaar Cabdi Aaden waa labo dhallinyaro ah oo baratay Culuumta Caafimaadka ayaa xaafada Howl wadaag laanta Heegan ka hirgeliyay xarunta Al-Aamin oo loogu talagalay in lagu daryeelo islamarkaana lagu wacyigelinayo Hooyada iyo Dhallaanka.

Xaruntaan ayaa waxaa baahi badan u qabay bulshada ku nool xaafada maadamaa markii hore aysan lahayn xaruun caafimaad oo laga helo gargaarka dag daga ah.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixntan ku eegeysa