Xarun loogu talagalay in haweenka lagu baro xirfadda Hogaaminta oo laga daahfurtay Dhuusamareeb.

0
149

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad weyn oo lagu daahfurayey xarunta cusub ee elman peace ayaa lagu qabtay Magaalada Dhuusmareeb waxaana lagu casuumay masuuliyin ay ka midyihin Wasiiro ,xildhibaano ka tirsan labada gole galmudug ,ururada haweenka ,maamulka caasimadda iyo qeybaha kale ee bulshada

Waxaa masuuliyinta Elman peace ay shaciyeen in xaruntan sigaara wax loogu baridoono gabdhaha gaar ahaana la barayo xirfadda Hogaaminta ka qeygalayaasha ayaana si weyn usoo dhaweeyey in elman peace xarunteeda Dhuusamareeb ay soo kordhisay machad sigaara haweenka loogu barayo hogaaaminta.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa