Xarun lagu xaneeneeyo Digaaga oo laga hirgaliyey Muqdisho

0
58

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah Dhallinyarada magaalada Muqdisho ayaa degmada Gubadleey ka hirgeliyay xarunta tasliim oo lagu xanaaneeyo digaaga si ay qeyb uga qaataan maalgashiga Dalka.

Dhalinyaradan ayaa la yimid hal abuur lagu xananeeyo digaaga  nooca loo yaqano bac rimiska ee lagu koriyo korontada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya