Xarun lagu xanaaneyn doono caruurta danyarta ah oo Kismaayo laga daah-furtay.

0
124
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka hirgelisay xarun loogu tala galey in lagu xanaaneeyo carruurta da’dooda ka yar tahay lixda sano.
Munaasabadda lagu daah furaayay xarunta xanaanada carruurta yar yar ayaa waxaa kasoo qayb galey Wasiirro, Wasiir ku xigeenno, Xildhibaanno, Agaasimayaal, Macalimiin, Maamulayaasha iskuulada, waalidiin iyo marti sharaf kale.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya