Xarun lagu Xanaaneeyo Xoolaha oo laga daah furay Magaalada Dhuusamareeb.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhuusamareeeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu daahfurayay xarun loogu talagalay daaweeynta Xoolaha.

Munaasabada waxaa goobgoog ahaa maamulka degmada Dhuusameereeb Dhaqaatiir iyo dad xoolo dhaqato ah.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahinaya