Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa laga hirgaliyey xaruun lagu iibiyo Hilibka qubada iyo subageeda.
Xarunta ayaa waxaa baahi weyn u qabay bulshada ku nool Baladweyne kuwaas oo u aadi jiray ama ka dalban jiray magaalada Muqdisho.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya