Xarun lagu Cilad bixiyo Aalada Computer-ka oo laga Hirgeliyay Jowhar.

0
91

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan Magaalada Jowhar hore uma aysan laheyn Xarumo lagu Cilad bixiyo Aalada Computer-ka iyo Taleefoonada qaar balse waxaa haatan u istaagay dhalinyaro Reer Jowhar ah oo bartay Cilmiga Cilad Bixinta Computerada iyo Telefoonada Casriga ah.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya