Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad laku daahfurayey xarunta salaam oo ah xarun lagu baran doono Barashada Qur’aanka Kariimka iyo Barashada culuumta islaamka islamarkaana laka hirgaliyey xaafada Buula-xuubeey ee Degmada Wadajir Gobolka Banaadir.
Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka xarunta Salaam, Culumaa’udiin, Bahda waxbarashada, waalidiinta kunool Xafaada Buula-xuubeey iyo Marti Sharaf kale.
Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa fah-faahinaya