Xarun Haweenka lagu bari doono Farsamada gacanta oo laga dhagax dhigay degmada shibis.

0
126

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta gobolka Banaadir Cabdicasiis Cismaan Maxamed iyo guddoomiyaha degmada shibis Cali Soomaali ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay xarun haweenka lagu bari doono farsamada gacanta taasoo laga hirgelinayo Degmada Shibis.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinya