Xarun caafimaad oo laga hirgeliyay Baladweyne oo bilowday adeegyo caafimaad oo bilaash ah.

0
120

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaruntaan caafimaad ee Al-faraj oo kamid xaruumaha dhawaan laga hirgeliya magaalada Baladwayne ayaa bilaawday adeegyo caafimaad oo bilaasha sida kabista jabniinka talo bixinta iyo adeegyo caafimaad.

Adeegyadaan caafimaad ayaa waxaa baahi wayn u qabay bulshada ku nool xaafadda Hoowl Wadaag.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya