Xarun caafimaad oo laga dhagax dhigay Magaalada Oodweyne.

0
17

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Oodweyne ee Gobolka Daad-madheedh ee Maamulka Soomaaliland ayaa laga dhagax dhigay Cisbitaalka Qaaxada oo ay dhisayso Hay’adda Suna-alkheriyaha.

Dhagax dhiga Cisbitaalka waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha Gobolka Daad-madheedh Cabdiraxiin Maxumad Axmed mas’uuliyiin katirsan Hay’adda Suna-alkheriyaha iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa