WARARKA Xarun Caafimaad Laga Hirgeliyey Deegaanka Diiriye-Xasan Oo Xariga laga jarey. By admin - February 14, 2024 0 102 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaruun MCH ah oo laga dhisay deegaanka Diiriye-Xasan dhismaheedana iska kaashadeen maamulka Degmada Guriceel ayaa xariga laga jaray. Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2024/02/Warka-Naxwo-xarun-caafimad-laga-hirgaliyey-deegaanka-diriye-xasan-oo-xariga-laga-jarey.mp3