Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta Magaalada Kismaayo ka dhagax dhigay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland.
Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka iyo Qorsheynta Jubbaland Masuuliyiin ka socday Dowladda iyo marti sharaf kale.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya