Xarumo loogu talagalay kaydinta calafka xoolaha oo laga Hirgaliyay Degmooyinka gobolka Mudug.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Galmudug ayaa xarigga ka jaray xarumo loogu talagalay kaydinta calafka xoolaha, kuwaas oo laga hirgeliyay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Mudug.

Munaasabadda Furitaanka Xarumahan ayaa waxaa Wasiirka ku weheliyay Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Mudug ee Axmed Maxamed Shirre waxaa sido kale ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Gaalkacyo, Xubno ka socday Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Wakiilo ka socday Hay’adda FAO iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya