Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle iyo Masuuliyin kale oo ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay in xarumo caafimaad oo horleh laga hirgelinayo Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Waxaa kuu sheegay wasiir ku xigeenka in xarunta laga hagayo xaaladaha deg dega ah ee caafimaadka ay tahay xarunta Isbitaalka shacab ee Magaalada Baladweyne kadib markii Isbitaalka guud uu saameeyay fatahaada Wabiga Shabelle.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya