Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Xarun waxbarasho oo loogu magac daray aflax education ayaa laga hergeliyay magaalada Dhoobley ee gobolka jubada hoose.
Machadkaasi ayaa qeyb ka noqon doona xoojinta adeegyada waxbarasho, xaruuntan cusub ayaa ka kooban dhawr qeybood oo bixin doona adeegyada waxbarasho si loo helo waxbarasho taya leh iyo in laga baxo baahiyaha waxbarasho ee inta badan ka jira dalkeena soomaliya gaar ahaan Deegaanka Dhoobley.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa faah-faahinaya Warbixintaasi